WIRE โ MUQDISHO Wasiirrada Amniga Gudaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday Heshiis Is-afgarad lagu xoojinayo tababarrada Booliska iyo iskaashiga amniga Muqdisho, Soomaaliya โ Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay dhiggiisa Dowladda Talyaaniga, Mudane Matteo Piantedosi, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Talyaaniga,
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.