WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay qaraxii argagixiso ee lala beegsaday maqaaxi ku taalla magaalada Dimishiq ee caasimadda Jamhuuriyadda Carabta Suuriya, kaas oo sababay dhimashada dad rayid ah iyo dhaawaca tiro kale. War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay si

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.